Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Agaasimaha Gobolka Yurub ee World Health Organization, Dr. Hans Henri P. Kluge, intii ay socotay Madasha Dubrovnik. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo WHO, si loo taageero mudnaanta [

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Agaasimaha Gobolka Yurub ee World Health Organization, Dr. Hans Henri P. Kluge, intii ay socotay Madasha Dubrovnik.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga u dhexeeya Dowladda Soomaaliya iyo WHO, si loo taageero mudnaanta ay Soomaaliya siisay horumarinta waaxda caafimaadka.
Labada dhinac waxay ka wada hadleen ballaarinta iskaashiga farsamo iyo horumarinta yoolalka wadajirka ah ee caafimaadka bulshada.
Waxa ay sidoo kale dib u xaqiijiyeen sida ay uga go’an tahay sii wadidda iskaashiga lagu xoojinayo nidaamka caafimaadka iyo tayeynta adeegyada daryeelka caafimaadka ee guud ahaan Soomaaliya.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.