Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xubno ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka Soomaaliya oo la magacaabay
Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiisa ansixiyay afar xubnood oo ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka,… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Golaha Wasiirrada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo khamiisa ansixiyay afar xubnood oo ka mid noqonaya Golaha Sare ee Garsoorka, kuwaas oo ku yimaada magacaabis.
Golaha wasiirradu waxay meelmariyeen labo (2) Qareen Sare iyo labo (2) Xeeldheere Sharci oo uu xilkooduna noqonayo shan (5) sano, ka dib marka ay dhammeystiranto habraaca ansixintooda:
Maxamed-deeq Macalllin Aadan
Maryan Sheekh Cismaan
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.