Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta ee Qorshayaasha Dowladda
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweyne Saddex Maalmood ah kaas oo diiradda lagu saari doono Is dhexgalka Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta Soomaaliyeed iyo qorshayaasha Dowladda, shirkaas oo ay si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha JFS, isaga oo [

Reader briefing
Article context
What happened
- The Somali government has launched a three-day conference for Somali diaspora leaders focused on government plans.
Key claims
- The Somali government has launched a three-day conference for Somali diaspora leaders focused on government plans.
- The conference aims to prepare a Diaspora Engagement Roadmap aligned with the National Development Plan 2025–2029.
- The conference is organized by the Office of the Prime Minister and the Diaspora Affairs Department of the Ministry of Foreign Affairs.
- Thirty leaders from the Somali diaspora from various regions are attending the conference.
Source limitations
- The article does not include responses from any parties being criticized or accused.
- The article relies on official statements from the Somali government.
- No independent verification of the claims made in the article is provided.
Reader takeaway
The Somali government is actively engaging with its diaspora to align their contributions with national development plans.
What remains unclear
- What specific outcomes are expected from the conference?
- How will the Diaspora Engagement Roadmap be implemented?
- What feedback will be gathered from the diaspora leaders?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweyne Saddex Maalmood ah kaas oo diiradda lagu saari doono Is dhexgalka Hoggaamiyeyaasha Qurba-joogta Soomaaliyeed iyo qorshayaasha Dowladda, shirkaas oo ay si wada jir ah u soo qabanqaabiyeen Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha JFS, isaga oo kaashanaya Waaxda Arrimaha Qurba-joogta ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah. Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda, Mudane Xamza Aadan Xaadow, ayaa sidoo kale ka qeyb galay munaasabadda furitaanka.
Shirkaan waxaa isugu yimid 30 hoggaamiye oo ka tirsan qurba-joogta Soomaaliyeed, kuwaas oo ka kala yimid Qaaradaha Yurub, Waqooyiga Ameerika, Bariga Dhexe iyo Afrika, iyo sidoo kale wakiillo ka socda hay’adaha dowladda federaalka.
Ujeeddada Kulanka ayaa ah in la diyaariyo Hannaanka Is dhexgalka Qurba-joogta (Diaspora Engagement Roadmap), kaas oo la waafajinayo khibradda, xiriirrada iyo maalgashiga Soomaalida dibadda ku nool iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka 2025–2029.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.