Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Dowladda Soomaaliya oo qatar la saxiixday Heshiis Dib u dhis ah .
Khamiis 27 Aug 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa Qatar kala heshiisay taageero la xiriirta dhismaha Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, iyadoo heshiis is-afgarad ah (MoU) la filayo in dhawaan lala saxiixdo Qatar Leadership Centre (QLC). QLC waa xarun ku taalla Doha oo diiradda saarta horumarinta hoggaamiyeyaasha, tababarka madaxda iyo sare u qaadista awoodda hay’adaha dowladda. Xaruntu waxay [R

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Khamiis 27 Aug 2026 {HMC} Dowladda Soomaaliya ayaa Qatar kala heshiisay taageero la xiriirta dhismaha Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, iyadoo heshiis is-afgarad ah (MoU) la filayo in dhawaan lala saxiixdo Qatar Leadership Centre (QLC).
QLC waa xarun ku taalla Doha oo diiradda saarta horumarinta hoggaamiyeyaasha, tababarka madaxda iyo sare u qaadista awoodda hay’adaha dowladda. Xaruntu waxay bixisaa barnaamijyo loogu talagalay madaxda sare, shaqaalaha dowladda iyo hoggaamiyeyaasha soo kacaya.
Heshiiskan ayaa muhiim u noqon kara dhisidda Akadeemiyadda Qaranka Soomaaliya, taas oo noqon karta xarun lagu horumariyo xirfadaha hoggaamineed, maamulka dowliga ah iyo tayada shaqaalaha hay’adaha dowladda, iyadoo qayb ka noqonaysa ajandaha isbeddelka qaran ee Soomaaliya.
The post Dowladda Soomaaliya oo qatar la saxiixday Heshiis Dib u dhis ah . appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.