Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Duulimaadyo Toos ah oo Maanta Ka Billowday Muqdisho iyo Muscat
Shirkadda duulimaadyada ee SalamAir ayaa maanta oo Khamiis ah, 3-da Sebteembar 2026, si rasmi ah u billowday duulimaadyo toos ah oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat, caasimadaha Soomaaliya iyo…
Reader briefing
Article context
What happened
- Direct flights between Mogadishu and Muscat have officially commenced today, September 3, 2026, as reported by SalamAir.
Key claims
- This marks the first direct flight connection between Somalia and Oman.
- The flights are scheduled to operate twice a week.
- One-way ticket prices start at 79.99 Omani Rials.
- The new service aims to enhance travel, trade, and economic relations between Somalia and Oman.
Source limitations
- The article relies solely on information provided by SalamAir.
- There is no independent verification of the claims made regarding the flights.
- No response or comments from other airlines or authorities are included.
Reader takeaway
Direct flights between Mogadishu and Muscat have begun, potentially improving connectivity and trade between the two regions.
What remains unclear
- What measures are in place to ensure the safety and reliability of these flights?
- How will this new route impact existing travel options for passengers?
- Are there plans for additional routes or services in the future?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Shirkadda duulimaadyada ee SalamAir ayaa maanta oo Khamiis ah, 3-da Sebteembar 2026, si rasmi ah u billowday duulimaadyo toos ah oo isku xiraya magaalooyinka Muqdisho iyo Muscat, caasimadaha Soomaaliya iyo Cumaan.
Duulimaadyadan oo ah markii ugu horreysay ee xiriir duulimaad aan joogsi lahayn uu si toos ah u dhex maro Soomaaliya iyo Saldanadda Cumaan, ayaa la qorsheeyay inay dhacaan laba jeer toddobaadkii.
Shirkadda ayaa sheegtay in qiimaha tigidhka hal jiho uu ka bilaabanayo 79.99 Riyaalka Cumaan, iyadoo adeeggan cusub uu sidoo kale rakaabka u fududeynayo inay Muscat uga sii safraan dalal iyo magaalooyin kale oo ku yaalla Bariga Dhexe iyo Aasiya.
SalamAir waxay sheegtay in duulimaadyadan cusub ay xoojin doonaan isu socodka dadka, ganacsiga iyo xiriirka dhaqaale ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Cumaan, isla markaana ay Abuuri doonaan fursado cusub oo dhinaca ganacsiga iyo safarrada ah.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Goobjoog Somali
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.