Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Farmaajo oo ka hadlay kulan ay yeesheen xisbigiisa iyo Dowladda Federaalka
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen xubno… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay kulan ay shalay magaalada Muqdisho ku yeesheen xubno ka socda xisbigiisa Nabad & Nolol iyo xubno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Farmaajo ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in dhinacyadu ku heshiiyeen in la sii wado hannaanka wada-hadalka loo dhan yahay ee la xariira arrimaha doorashooyinka, iyada oo la hiigsanayo xaqiijinta xasilloonida siyaasadeed, amni iyo horumar baraare leh.
Madaxweyne hore Farmaajo wuxuu u mahadceliyay dowladda Turkiga oo dhexdhexaadinaysay labada dhinac ee Dowladda Federaalka iyo mucaaradka Nabad & Nolol.
PUNTLAND POST
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.