Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Go’aamo ku aaddan ammaanka gobolka Mudug oo Galkacyo lagaga dhawaaqay.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan…

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan…
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan muhiim ah oo looga hadlayay xaaladda amniga ee Gobolka Mudug.
Kulanka ayaa waxaa ku weheliyay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dowladda Puntland, iyadoo shirka diiradda lagu saaray xoojinta amniga gobolka, dardargelinta wada-shaqeynta hay’adaha amniga, iyo sidii looga hortagi lahaa fal kasta oo wax u dhimi kara nabadgelyada shacabka.
Shirka waxaa ka qayb galay Taliye Ku-xigeenka Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Gashaanle Ayuub Siciid Cali (Dheeg) saraakiil kala duwan oo ka tirsan laamaha amniga, iyo saraakiisha amniga difaaca Puntland, kuwaas oo warbixinno ka bixiyay xaaladda amniga iyo howlaha ay wadaan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Horseed Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.