Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Golaha Mustaqbalka ayaa wada-hadallo la yeeshay Madaxweyne Farmaajo,
Golaha Mustaqbalka ayaa wada-hadallo la yeeshay Madaxweyne Farmaajo, iyaga oo doonaya in la mideeyo awoodda mucaaridka dalka, si ay u helaan xubnaha u badan ee Guddiga Jihaynaya Doorashada Federaalka oo noqoneysa mid toos ah, ka dib dhexdhexaadin ka timi Beesha-caalamka oo aragtiyada dhinacyada DFS & Mucaaridka isugu geeyey; Doorasho toos ah oo leh hal gudddi […] The post Golaha Mustaqba

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Golaha Mustaqbalka ayaa wada-hadallo la yeeshay Madaxweyne Farmaajo, iyaga oo doonaya in la mideeyo awoodda mucaaridka dalka, si ay u helaan xubnaha u badan ee Guddiga Jihaynaya Doorashada Federaalka oo noqoneysa mid toos ah, ka dib dhexdhexaadin ka timi Beesha-caalamka oo aragtiyada dhinacyada DFS & Mucaaridka isugu geeyey; Doorasho toos ah oo leh hal gudddi doorasho.
Villa-Somalia ayaa iyadu Beesha-caalamka u sheegtey in xisbiyada ay hoggaamiyaan MH.Farmaajo & RWH.Cumar Cabdirashiid ay dhankeeda yihiin ayna xaq u leedahay aqlabiyadda Guddiga Jihaynaya Doorashada, tan oo keentey in Golaha GMS ay wada-hadallo la furaan siyaasiyiinta ay kolkii hore diidayeen.
DFS iyo Mucaaridka ayaa hadda isla oggol aadista doorasho toos ah oo leh hal guddi, waxa se laysku mari la’ yahay; Cidda yeelanaysa awoodda guddiga & waqtiga doorashada, iyada oo MW Xasan Shiikh ku adkaysanayo in uu dhammaysto sannadka dheeriga ah ee Dastuurka cusub, halka mucaaridka ay doonayaan in la galo doorashada ka hor bilowga sannadka 2027.
The post Golaha Mustaqbalka ayaa wada-hadallo la yeeshay Madaxweyne Farmaajo, appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.