Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Guddoomiyaha BFS oo dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn, Mudane Cali Bin Saalix Al-Saalix, kaas oo ugu hambalyeeyay doorashadiisa, una rajeeyay inuu ku guuleysto gudashada waajibaadka culus ee loo doortay. Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarl

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa dhambaal hambalyo ah ka helay Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn, Mudane Cali Bin Saalix Al-Saalix, kaas oo ugu hambalyeeyay doorashadiisa, una rajeeyay inuu ku guuleysto gudashada waajibaadka culus ee loo doortay.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa dhankiisa Guddoomiyaha Golaha Shuurada ee Boqortooyada Baxrayn uga mahadceliyay dhambaalka hambalyada ah ee uu soo diray.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.