Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay 4 xubnood oo Golaha Sare ee Garsoorka ku soo biiraya, isagoo sidoo kale magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Tacliinta Sare. The post Golaha Wasiirrada oo ansixiyay magacaabista 4 xubnood oo Garsoorka Sare first appeared on Radio Dalsan .

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir guddoomiyanayay Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Mudane Saalax Jaamac , ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay xubnaha magacaabista ku imaanaya ee Golaha Sare ee Garsoorka, sida uu dhigayo Qodobka 145aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya 2026. Ansixintani waxay timid kadib soo jeedin ay soo bandhigtay Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.
Ansixintani ayaa muhiim u ah sababtoo ah waxay ka dhigan tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo madaxbannaanida garsoorka iyo dhisidda hay’adaha caddaaladda ee dalka. Golaha Sare ee Garsoorka wuxuu ka kooban yahay xubno ka kala socda maxkamadaha sare, dastuurka, xeer-ilaalinta, iyo xuquuqda aadanaha, kuwaas oo wadajir u xaqiijinaya caddaaladda dalka .
Xubnaha magacaabista ku imaanaya waxaa ka mid ah:
Maxamed-deeq Macallin Aadan
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Radio Dalsan
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.