Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Golaha Wasiirrada oo si kulul uga hadlay gubista calanka Turkiga + Video
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu sagootinayay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş, oo soo gabagabeeyay howlihiisii diblomaasiyadeed ee dalka, ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan xiriirka labada dal iyo xaaladihii ugu dambeeyay ee soo kordhay. Wasiirrada oo khudbado ka jeediyay madasha […]

Reader briefing
Article context
What happened
- The Somali Cabinet discussed the burning of the Turkish flag in Jubbaland during a farewell event for the Turkish Ambassador to Somalia.
Key claims
- The Somali Cabinet discussed the burning of the Turkish flag in Jubbaland during a farewell event for the Turkish Ambassador to Somalia.
- Foreign Minister Abdisalaan Abdullahi stated that a specific group cannot damage the relationship between Somalia and Turkey.
- Defense Minister Ahmed Macalin Fiqi condemned the burning of the Turkish flag, emphasizing Turkey's significant support for Somalia.
- Minister of Energy and Water Resources Abdullahi Bidhaan Warsame criticized those harming the relationship between Somalia and Turkey.
Source limitations
- The article does not include responses from those who burned the flag.
- Claims about the relationship between Somalia and Turkey are based on official statements.
- No independent verification of the events or claims made is provided.
Reader takeaway
The Somali Cabinet has publicly condemned the burning of the Turkish flag and reaffirmed the importance of the relationship with Turkey.
What remains unclear
- What specific events led to the burning of the Turkish flag?
- How has the public reacted to the statements made by the ministers?
- What measures will the Somali government take in response to the incident?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Qaar kamid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo xalay ka qeyb-galay munaasabad lagu sagootinayay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Alper Aktaş, oo soo gabagabeeyay howlihiisii diblomaasiyadeed ee dalka, ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan xiriirka labada dal iyo xaaladihii ugu dambeeyay ee soo kordhay.
Wasiirrada oo khudbado ka jeediyay madasha ayaa si gaar ah uga hadlay dhacdadiid lagu gubay calanka Turkiga ee ka dhacday Jubbaland, kadib dibadbaxyo looga soo horjeeday Turkiga oo lagu meelo kamid ah maamulkaas.
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali (Dhaay) ayaa sheegay in koox gar ah aysan xumeyn karin xiriirka Muqdisho iyo Ankara, isla markaana Turkiga lagu xasuusan doono xilliga adag ee uu garab istaagay Soomaaliya.
“Koox gooni ah cambaar uma yeeli karto saaxibtinimada Turkiga naga dhaxeysa, wadanka Turkiga xili adag ayay nasoo garab istaageyn waligeenana waan wada joogi doonaa,” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Soomaliya.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.