Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Guddiyo u kala garqaadaya xukuumadda Puntland & Jimcale oo gaarey Laascaanood.
Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ee fadhigoodu yahay ceelka Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar,…

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ee fadhigoodu yahay ceelka Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar,…
Taliyaha Ciidanka Kumaandooska Danab ee fadhigoodu yahay ceelka Ligle ee duleedka Magaalada Garoowe Jimcaale Jaamac Takar, ayaa muddo asbuuc ah ku sugan Magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari.
Jimcaale Jaamac Takar, oo ka soo kicitimay Magaalada Muqdisho ayaa ku hakaday Laascaanood kadib amar ka soo baxay Dowladda Puntland oo lagu joojiyey inuu soo galo Magaalada Garoowe, xilli ay soo baxayeen in xil sare looga magacaabay taliska ciidanka Dowladda Somalia.
Dowladda Puntland ayaa mamnoocday inay deegaamadeeda u kala gooshaan ciidamada, saraakiisha iyo siyaasiyiinta xilalka kahaya Dowladda Federalka ah ee Somalia, tallaabadaasi oo saamaysay Jimcaale kadib markii la sheegay in loo magacaabay Taliyaha qaybta 54aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Horseed Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.