Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO BOOQASHO SHAQO KU TAGAY XARUNTA WASAARADDA WARFAAFINTA
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed, oo dib-u-casriyeyn iyo horumarin lagu sameeyey.<br> Hoggaamiyaha ayaa xarunta wasaaradda waxaa ku soo dhoweeyey Wasiirka, Wasiir Ku-xigeenka, Agaasimaha Guud iyo howlwadeennada Wasaaradda Warfaa

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa booqasho shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada ee Dowladda Koonfur Galbeed, oo dib-u-casriyeyn iyo horumarin lagu sameeyey.<br>
Hoggaamiyaha ayaa xarunta wasaaradda waxaa ku soo dhoweeyey Wasiirka, Wasiir Ku-xigeenka, Agaasimaha Guud iyo howlwadeennada Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada.
Hoggaamiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa kormeer ku sameeyey qaybaha kala duwan ee wasaaradda, isagoo u kuurgalay shaqada iyo adeegyada ay wasaaraddu u hayso bulshada, gaar ahaan howlaha warfaafinta, wacyigelinta iyo gudbinta xogaha rasmiga ah ee dowladda.
Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa bogaadiyey dadaallada lagu horumarinayo xarunta wasaaradda, isagoo xusay muhiimadda ay leedahay in hay’adaha dowladda loo sameeyo xarumo casri ah oo awood u siinaya inay si hufan uga jawaabaan baahiyaha bulshada.<br>Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale ballanqaaday in dowladda ay diyaar u tahay dhammaystirka wixii ka dhiman horumarinta wasaaradda.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.