Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Itoobiya oo ku dhow in ay dhammeystirto mashruuc kale oo biyo xireen ah oo isna laga dhalinaayo koronto.
Jimco, 28, August 2026 {HMC} Itoobiya ayaa ku dhow inay dhammeystirto mashruuc kale oo biyo xireen laga dhalinayo koronto oo ay ku baxayso $3.38 bilyan , kaasoo noqonaya biyo xireenka labaad ee ugu weyn geeska Afrika oo ku xiga GERD ay horey Itoobiya u daah-furtay. Mashruucan waxaa laga hirgelinayaa webiga Omo ee koonfur-galbeed Itoobiya. Mashruucu […] The post Itoobiya oo ku dhow in ay dham

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Jimco, 28, August 2026 {HMC} Itoobiya ayaa ku dhow inay dhammeystirto mashruuc kale oo biyo xireen laga dhalinayo koronto oo ay ku baxayso $3.38 bilyan , kaasoo noqonaya biyo xireenka labaad ee ugu weyn geeska Afrika oo ku xiga GERD ay horey Itoobiya u daah-furtay.
Mashruucan waxaa laga hirgelinayaa webiga Omo ee koonfur-galbeed Itoobiya.
Mashruucu hadda wuxuu dhaafay 77% dhammaystir, waxaana la filayaa in dhammaan dhismihiisa la soo gabagabeeyo 2029,wuxuuna yeelan doonaa awood koronto oo dhan 1,800 megawatt, taas oo sanadkii dhalin karta ku dhowaad 6,460 GWh oo koronto ah.
Biyo-xireenku wuxuu dhererkiisu yahay 201 mitir, halka kaydka biyuhuna gaari doono qiyaastii 6.5 ilaa 9 bilyan oo mitir kuyuubik.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.