Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Janaraalkii Hoggaaminaayay ciidanka Iska-caabbinta Yemen oo iskaga Baxay Dalkaas.
Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Jen. Tareq Saleh oo hoggaaminayay ciidanka Iska-caabbinta Yemen oo sidoo kale ahaa guddoomiye ku-xigeenka golaha hoggaamiye dawladda la aqoonsanyahay ee Yemen, ayaa lagu warramaya inuu ka baxsaday Yemen , doona ku galay dalka Eritrea, ka dib markii Xuutiyiinta ay la wareegeen magaalada uu ku sugnaa ee Mukha (Mocha) oo ah […] The post Janaraalkii Hoggaaminaayay ciid

Reader briefing
Article context
What happened
- General Tareq Saleh, who led the Yemeni resistance forces, has reportedly fled Yemen and entered Eritrea after Houthi forces took control of the city of Mukha.
Key claims
- General Tareq Saleh, who led the Yemeni resistance forces, has reportedly fled Yemen and entered Eritrea.
- The Houthi forces have taken control of the city of Mukha, where General Tareq Saleh was located.
- General Tareq Saleh was previously supported by nearly 10,000 soldiers and was ordered to retreat by the former Yemeni president's nephew.
Source limitations
- The article does not provide independent verification of General Tareq Saleh's flight to Eritrea.
- Claims about the Houthi takeover of Mukha are based solely on the article's reporting.
- There is no response from the Houthi forces or other parties regarding these claims.
Reader takeaway
General Tareq Saleh's reported flight from Yemen highlights ongoing instability in the region.
What remains unclear
- What are the implications of General Tareq Saleh's departure for the Yemeni conflict?
- How will the situation in Mukha evolve following the Houthi takeover?
- Are there any other reports confirming General Tareq Saleh's current status?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Jen. Tareq Saleh oo hoggaaminayay ciidanka Iska-caabbinta Yemen oo sidoo kale ahaa guddoomiye ku-xigeenka golaha hoggaamiye dawladda la aqoonsanyahay ee Yemen, ayaa lagu warramaya inuu ka baxsaday Yemen , doona ku galay dalka Eritrea, ka dib markii Xuutiyiinta ay la wareegeen magaalada uu ku sugnaa ee Mukha (Mocha) oo ah magaalo istaraatiji ah oo ku taal galbeedka Yemen , kuna dhow Baab al-Mandab.
Ilaha u horreeyay ee baxsashada Jen. Tareq Saleh, soo bandhigay waxaa ka mid ah telefishinka Ruushka ee RT oo sheegay ninkan oo hoggaaminayay ku dhawaad toban kun oo askari oo markii hore taageerro ka heli jiray Imaaraadka Carabta in lagu jebiyay keliya dagaal socday wax ka yar 24 saac, halka wakaaladda wararka ee Reuters ay sheegtay inuu Jen. Tareq Saleh oo ah wiil uu adeer u ahaa madaxweynihii hore ee Yemen, Cali Cabdalla Saleh uu ku amray ciidamada uu watay inay ka hor leexdaan Xuutiyiinta oo ay u guuraan goobo ammaan ah oo ka baxsan meelaha ay ku wajahanyihiin Xuutiyiinta ee xeebaha Badda Cas iyo Baab al-Mandab, balse ma jirto ilo kale oo si rasmi ah usoo bandhigay inuu u baxsaday dalka Eritrea.
The post Janaraalkii Hoggaaminaayay ciidanka Iska-caabbinta Yemen oo iskaga Baxay Dalkaas. appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.