Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Jubaland oo si adag uga hortimid sharci ay DF u gudbisay Golaha Shacabka
Kismaayo (Caasimada Online) – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa si rasmi ah u qaaddacday hindise-sharciyeedka lagu dhisayo Golaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo ay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u gudbisay Baarlamaanka Federaalka oo ay ku sheegtay “mid uu muddo xileedkiisu dhammaaday.” Wasaaradda Juba

Reader briefing
Article context
What happened
- Jubaland has officially opposed a legislative proposal from the Federal Government of Somalia aimed at establishing a Council of Scholars, claiming it violates federal principles and the rights of regional governments.
Key claims
- Jubaland's Ministry of Religious Affairs stated the proposal is not in line with federalism and infringes on the powers of regional governments.
- The proposal was described as lacking sufficient consultation with regional governments and local scholars.
- Jubaland emphasized that religious and social matters fall under the jurisdiction of regional governments according to their constitution.
- The statement from Jubaland warned that passing this legislation could undermine the autonomy of religious institutions in regional governments.
Source limitations
- The article does not provide responses from the Federal Government regarding Jubaland's claims.
- Claims made by Jubaland are not independently verified within the article.
- The article relies solely on a statement from Jubaland's Ministry without external corroboration.
Reader takeaway
Jubaland's opposition to the proposed legislation highlights ongoing tensions between regional and federal authorities in Somalia.
What remains unclear
- What specific provisions in the proposed legislation does Jubaland find objectionable?
- How does the Federal Government plan to respond to Jubaland's opposition?
- What implications could this conflict have on the relationship between Jubaland and the Federal Government?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Kismaayo (Caasimada Online) – Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa si rasmi ah u qaaddacday hindise-sharciyeedka lagu dhisayo Golaha Culimada Soomaaliyeed, kaas oo ay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya u gudbisay Baarlamaanka Federaalka oo ay ku sheegtay “mid uu muddo xileedkiisu dhammaaday.”
Wasaaradda Jubaland ayaa sheegtay in hindisahaasi aanu waafaqsanayn nidaamka federaalka iyo awoodaha dastuuriga ah ee dowlad-goboleedyada, gaar ahaan kuwa khuseeya arrimaha diinta iyo bulshada.
Mowqifkan ayaa lagu sheegay bayaan kasoo baxay xafiiska Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Jubaland.
Jubaland waxay ku doodday in arrimaha diinta iyo bulshada ay ka mid yihiin awoodaha ay leeyihiin dowlad-goboleedyada, iyadoo xustay dastuurka Jubaland iyo heshiisyada lagu dhisay nidaamka federaalka Soomaaliya. Wasaaraddu waxay sheegtay in awoodahaasi aysan si gaar ah ugu koobnayn Dowladda Federaalka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.