Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Kulan looga hadlayay hannaanka kala guurka UNTMIS oo Muqdisho lagu qabtay
09-(Jowhar)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay, Ku-simaha Madaxa Howlgalka UNTMIS Mudane Raisedon Zenenga waxaana sidoo kale ku weheliyay kulanka Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta Mudane Vikram Parekh. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hannaan

Reader briefing
Article context
What happened
- A meeting was held in Mogadishu regarding the transition process of UNTMIS, attended by key officials from the Somali government and UN.
Key claims
- A meeting was held in Mogadishu regarding the transition process of UNTMIS.
- The meeting was attended by Deputy Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of JFS, Ali Mohamed Omar.
- The meeting was led by Acting Head of UNTMIS, Raisedon Zenenga.
- The Deputy Minister emphasized the commitment of the Federal Government of Somalia to lead the transition process.
Source limitations
- The article does not provide responses from any parties not represented at the meeting.
- No independent verification of the claims made by the officials is provided.
- Details on the outcomes or specific agreements from the meeting are not included.
Reader takeaway
The meeting signifies ongoing discussions between the Somali government and UN regarding the transition process.
What remains unclear
- What specific actions will be taken following this meeting?
- How will the international support align with Somalia's national priorities?
- What are the next steps in the transition process?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
09-(Jowhar)-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa kulan la qaatay wefdi ka socday UNTMIS oo uu hoggaaminayay, Ku-simaha Madaxa Howlgalka UNTMIS Mudane Raisedon Zenenga waxaana sidoo kale ku weheliyay kulanka Madaxa Kooxda Siyaasadda iyo Dhexdhexaadinta Mudane Vikram Parekh.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray hannaanka kala guurka UNTMIS iyo sii wadidda isku duwidda iyo wada shaqaynta u dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay.
Wasiiru-dowluhu ayaa sheegay ka go’naanshaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan in kala guurka uu noqdo mid Soomaaliya hoggaaminayso oo Soomaali leedahay, iyo in taageerada caalamiga ah ay sii ahaato mid waafaqsan mudnaanta iyo waajibaadka Qaranka Soomaaliyeed.
Labada dhinac waxay isla qaateen in la sii wado isku duwidda iyo wada shaqaynta dhow, si loo taageero xasilloonida Soomaaliya iyo horumarinta hey’adaha dowladda.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Jowhar
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.