Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kula kulmay waxgaradka Beesha Jareer weyne ee Dagan deegaanada Puntland.
Jimco , 21 August 2026 {HMC} Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa Gaalkacyo kula kulmay waxgaradka Beesha Jareer weyne ee deegaanada Puntland. “Kulanka waxaa ka qeybgalay odayaasha dhaqanka, dhalinyarada iyo haweenka Beesha Jareerweyne, waxaana hoggaaminayey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cumar (Daqarre), oo ka mid ah xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee kusoo

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Jimco , 21 August 2026 {HMC} Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdulaahi Deni ayaa Gaalkacyo kula kulmay waxgaradka Beesha Jareer weyne ee deegaanada Puntland.
“Kulanka waxaa ka qeybgalay odayaasha dhaqanka, dhalinyarada iyo haweenka Beesha Jareerweyne, waxaana hoggaaminayey Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Cumar (Daqarre), oo ka mid ah xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Gaalkacyo ee kusoo baxay doorashadii dimuqraadiyadda ahayd ee qof iyo cod ee Puntland”
The post Madaxweynaha Puntland oo Gaalkacyo kula kulmay waxgaradka Beesha Jareer weyne ee Dagan deegaanada Puntland. appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.