Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Wasiirka Gaashaangiga soomaaliya oo kulan gaar ah Muqdisho kula qaatay Xoghayaha Guud ee IMCTC, iyo wafdiga uu hoggaaminayo.
Axad 23 Aug 2026 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga, Iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa magaalada Muqdisho kulan is-xogwaraysi iyo casho sharaf ah ugu sameeyay Xoghayaha Guud ee IMCTC, Sareeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo wafdiga uu hoggaaminayo. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta dhinacyada la-dagaallanka argagixisada, iyadoo laga wad

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Axad 23 Aug 2026 {HMC} Wasiirka Gaashaandhigga, Iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa magaalada Muqdisho kulan is-xogwaraysi iyo casho sharaf ah ugu sameeyay Xoghayaha Guud ee IMCTC, Sareeye Gaas Maxamed bin Saciid Al-Moghidi, iyo wafdiga uu hoggaaminayo.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada-shaqeynta dhinacyada la-dagaallanka argagixisada, iyadoo laga wada hadlay sidii loo dardargelin lahaa dadaallada lagu xaqiijinayo amniga iyo xasilloonida dalka.
Waxaa kulanka ka qeyb galay saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaas oo dhinacyada kala duwan kala wadaagay aragtiyo iyo talooyin ku aaddan xoojinta iskaashiga iyo la-dagaallanka argagixisada.
The post Wasiirka Gaashaangiga soomaaliya oo kulan gaar ah Muqdisho kula qaatay Xoghayaha Guud ee IMCTC, iyo wafdiga uu hoggaaminayo. appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.