Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan doceed la qaatay Dhiggisa Seerbiya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade, la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Aleksandar Vučić. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, oo uu weheliyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalami

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan doceed barbar socday Shir-madaxeedka dalalka dhex-dhexaadka ah ee magaalada Belgrade, la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Aleksandar Vučić.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, oo uu weheliyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abdisalam Ali, ayaa magaalada Belgrade ee dalka Serbia wadahadallo laba geesood ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Aleksandar Vučić, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal.
Kulanka ayaa dhacay intuu uu socday Shirka Heerka Sare ee lagu xusayey 65-guurada Shirkii Koowaad ee Dalalka Aan Isbahaysiga Lahayn (Non-Aligned Movement).
Labada Madaxweyne ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia, lana ballaariyo iskaashiga dhinacyada amniga, dhaqaalaha iyo maalgashiga.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.