Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Madaxweyne Deni oo xilka qaadis cusub sameeyay
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’adda Forensic Sayniska, Cabdirashiid Maxamed. Wareegto ka soo baxday… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka ka qaaday Agaasimaha Hay’adda Forensic Sayniska, Cabdirashiid Maxamed.
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Deni ayaa lagu yiri “Waxaa Cabdirashiid Maxamed Shire laga qaaday xilkii Agaasimaha Hay’adda Forensic Sayniska Puntland”.
Sababta xilka qaadista keentay ayaa lagu sheegay baahi loo qabo dardargelinta, dib-u-habeynta iyo tayeynta maamulka Hay’adda Forensic Sayniska Puntland.
Madaxweyne Siciid Deni ayaa sidaan oo kale maalin ka hor xilka ka qaaday maamulkii telefishinka iyo raadiyaha dowladda Puntland.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.