Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Madaxweyne Guudlaawe oo Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Siyaasadda Beesha Xawaadle.
Isniin, 14, Sep 2026 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta hoygiisa Ololaha ee magaalada Muqdisho waxa uu ku qaabilay Golaha Sare ee Siyaasadda Beesha Xawaadle oo uu guddoomiye u yahay Madaxweynihii hore Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble. Sidoo kale waxaa goobjoog ahaa ku-xigeenka Golaha Khoone, Guddoomiyayaashii hore Gobalk

Reader briefing
Article context
What happened
- President Guudlaawe met with members of the Xawaadle Political Council in Mogadishu. The council expressed their full support for the upcoming one-person, one-vote election.
Key claims
- President Guudlaawe met with members of the Xawaadle Political Council in Mogadishu.
- The council expressed their full support for the upcoming one-person, one-vote election.
- Former President of Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Cosoble, chaired the council meeting.
- President Guudlaawe thanked the council for their support.
Source limitations
- The article does not include responses from other political factions or parties.
- No independent verification of the council's claims of support is provided.
- The article does not detail the specific agenda or outcomes of the meeting.
Reader takeaway
The meeting signifies a united front among the Xawaadle political leaders in support of the upcoming elections.
What remains unclear
- What specific actions will the council take to support the upcoming election?
- Are there any opposing views from other political groups regarding this meeting?
- What are the implications of this support for the election process in Hirshabelle?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Isniin, 14, Sep 2026 {HMC} Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta hoygiisa Ololaha ee magaalada Muqdisho waxa uu ku qaabilay Golaha Sare ee Siyaasadda Beesha Xawaadle oo uu guddoomiye u yahay Madaxweynihii hore Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Cosoble.
Sidoo kale waxaa goobjoog ahaa ku-xigeenka Golaha Khoone, Guddoomiyayaashii hore Gobalka Hiiraan Muuse Salaad, Cabdifataax Afrax iyo Xildhibaan Maxamed Ganeey.
Golaha ayaa dhambaal hambalyo ah la wadaagay Madaxweynaha waxana ay xuseen inay si buuxdo garab ugu yihiin ayna ka qeyb qaadan doonaan doorashada qof iyo codka ah.
“Waan idinka guddoomay hambalyada, kulankaan waa Hirshabeelle mideysan, wadajir ayaan u guulleysanay.” Madaxweynaha ayaa sidaasi ka yiri fadhigga.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.