Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Madaxweyne Xasan shiikh oo Warbixin ka dhageystay Taliska Sarre ee Ciidanka Soomaaliya.
Axad 30 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa sharaxaad ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee lagu ciribtirayay cadowga umadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta. Sidoo kale, Taliyaha ayaa Madaxweynaha uga warbixiyay qorshayaasha iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo hagayo mustaqbalka dhow iyo kan fogba. Ugu dambeyn, Madax

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Axad 30 Aug 2026 {HMC} Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa sharaxaad ka bixiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee lagu ciribtirayay cadowga umadda Soomaaliyeed ee Khawaarijta. Sidoo kale, Taliyaha ayaa Madaxweynaha uga warbixiyay qorshayaasha iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo hagayo mustaqbalka dhow iyo kan fogba.
Ugu dambeyn, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku amray Taliska Ciidanka inay laba jibbaaraan howlgallada lagu ciribtirayo cadowga umadda Soomaaliyeed, isla markaana la dardargeliyo casriyeynta iyo horumarinta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
The post Madaxweyne Xasan shiikh oo Warbixin ka dhageystay Taliska Sarre ee Ciidanka Soomaaliya. appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.