Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Magaalada Muqdisho oo ka go’ay Gaaska cuntada lagu karsado, qiimihiisana uu kordhay 42%
Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa gabaabsi ku yimid gaaska cuntada lagu karsado, iyadoo haamaha yar ee laga heli karo suuqyada ay qiimahoodu sare u kaceen boqolkiiba 42%, sida ay sheegeen…
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Magaalada Muqdisho ayaa laga dareemayaa gabaabsi ku yimid gaaska cuntada lagu karsado, iyadoo haamaha yar ee laga heli karo suuqyada ay qiimahoodu sare u kaceen boqolkiiba 42%, sida ay sheegeen dadka adeegsada.
Kororka qiimaha iyo yaraanta gaaska ayaa saameyn ku yeeshay qoysas badan, maqaayado iyo hoteello ku tiirsan gaaska.
Gaaska oo horey muhiim ugu ahaa nolol-maalmeedka shacabka ayaa hadda noqday mid adag in la helo.
Lama shaacin sababta rasmiga ah ee keentay yaraanta gaaskan cusub, balse arrintan ayaa shacabka ku soo beegantay xilli ay horeyba u jireen culaysyo dhinaca qiimaha nolosha ah.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Goobjoog Somali
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.