Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Mareykanka oo ciidamada Kurdiyiinta ka joojinaayo gargaarka milatari ee uu siiyo.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Maamulka Donald Trump ayaa isku diyaarinayo inuu joojiyo gargaarka milatari ee uu siiyo ciidamada Peshmerga, oo ah saaxibkooda ugu weyn Bariga Dhexe isla markaana gacan ka geysanayay sidii loo jabin lahaa Dawladda Islaamiga ah (IS). Sdia ay BBcda u sheegeen afar ilo wareed oo ku dhow arrintan. Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa […] The post Mareykanka oo ciidamad

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} Maamulka Donald Trump ayaa isku diyaarinayo inuu joojiyo gargaarka milatari ee uu siiyo ciidamada Peshmerga, oo ah saaxibkooda ugu weyn Bariga Dhexe isla markaana gacan ka geysanayay sidii loo jabin lahaa Dawladda Islaamiga ah (IS). Sdia ay BBcda u sheegeen afar ilo wareed oo ku dhow arrintan.
Wasaaradda Difaaca Mareykanka ayaa ku dhawaaqday wadahadallo ay dhawaan la yeelatay hoggaamiyeyaasha Ismaamulka Kurdistan ee Ciraaq inaysan qorsheyneynin inay cusbooneysiiyaan heshiiska gargaarka ay siiyaan ciidamada amniga Kurdishka (Peshmerga).
Heshiiskan ayaa waqtigiisu uu dhawaan dhamaan doonaa .
BBC-du waxay la hadashay laba mas’uul oo ku lug lahaa iyo laba il oo kale oo si toos ah ula socday wadahadallada qarsoodiga ah.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.