Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Mareykanka oo maanta Suuriya ka saaray liiska dowladaha taageera argagixisada.
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Mareykanka ayaa maanta Suuriya ka saaray liiska dowladaha taageera argagixisada, oo ay ku jirtay tan iyo 1979, taasoo qeyb ka ah dadaalka maamulka Trump ee lagu fududeynayo cunaqabateynta dowladda cusub ee Dimishiq. Washington ayaa sidoo kale Hay’at Tahrir al-Sham (HTS) ka saartay liisaska argagixisada iyo cunaqabateynta. Kooxdan waxaa hore u […] The post Mareykanka

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Isniin 24 Aug 2026 {HMC} Mareykanka ayaa maanta Suuriya ka saaray liiska dowladaha taageera argagixisada, oo ay ku jirtay tan iyo 1979, taasoo qeyb ka ah dadaalka maamulka Trump ee lagu fududeynayo cunaqabateynta dowladda cusub ee Dimishiq.
Washington ayaa sidoo kale Hay’at Tahrir al-Sham (HTS) ka saartay liisaska argagixisada iyo cunaqabateynta. Kooxdan waxaa hore u hoggaamin jiray Madaxweynaha hadda ee Suuriya, Ahmad al-Sharaa.
Tallaabadan ayaa meesha ka saaraysa caqabado waaweyn oo saarnaa maalgashiga, macaamilka maaliyadeed iyo iskaashiga amniga ee Suuriya. Isbeddelkan ayaa yimid kadib ridistii Bashar al-Assad iyo xiriirka cusub ee u dhexeeya Washington iyo dowladda al-Sharaa.
The post Mareykanka oo maanta Suuriya ka saaray liiska dowladaha taageera argagixisada. appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.