Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS oo Xubin ka Noqday Kooxda Caalamiga ah ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa iyo Dhaqista Lacagaha
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS (XHGS) ayaa si rasmi ah uga mid noqday Koox-hawleedka La-dagaallanka Musuqmaasuqa iyo Dhaqista Lacagaha (WGFACML) ee Ururka Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka Sare (INTOSAI). Arrintan ayaa timid kadib kulankii 19-aad ee Kooxda, oo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay (18–20 August 2026) ka socday magaalada Arusha ee dalka Tanzania. Xafiiska Hantidhowrka […

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS (XHGS) ayaa si rasmi ah uga mid noqday Koox-hawleedka La-dagaallanka Musuqmaasuqa iyo Dhaqista Lacagaha (WGFACML) ee Ururka Caalamiga ah ee Hay’adaha Hantidhowrka Sare (INTOSAI).
Arrintan ayaa timid kadib kulankii 19-aad ee Kooxda, oo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay (18–20 August 2026) ka socday magaalada Arusha ee dalka Tanzania.
Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxaa kulanka ku matalayay Agaasimaha Baarista u hoggaansanaanta ee XHGS, kaas oo kooxda horteeda ka jeediyay hadal uu uga mahadceliyay xubinnimada Xafiiska ee WGFACML.
Ku biirista WGFACML waxa ay XHGS u suurtagelineysaa inuu kaalin mug leh ka qaato la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo dhaqista lacagaha, isla-markaana uu si dhow ula shaqeeyo Hay’adaha Hantidhowrka Sare ee caalamka, gaar ahaan horumarinta mihnadda iyo xirfadaha Hantidhowrka, si baarisyada ay sameeyaan ay gacan uga geystaan la-dagaallanka musuqmaasuqa iyo dambiyada la xiriira maaliyadda.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.