Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Mareykanka oo qirtay in Iiraan ay ka bur burisay 8 diyaaradood oo F-15 iyo diyaarad wax basaasta oo ah A-10 Thunderbolt
Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Mareykanka ayaa ugu dambeyn maanta qirtay 8 diyaaradood oo F-15 iyo diyaarad wax basaasta oo ah A-10 Thunderbolt inay burbur iyo waxyeelo adeegga ka saaray ka soo gaareen weerarkii habeen hore Iiraan ku qaaday saldhigga uu Mareykanku adeegsado ee ku yaal dalka Jordan, iyadoo isku darka qiimaha diyaaradaha ay waxyeeladu […] The post Mareykanka oo qirtay in Iiraan ay

Reader briefing
Article context
What happened
- The United States acknowledged that Iran destroyed 8 F-15 aircraft and an A-10 Thunderbolt reconnaissance plane during an attack on a U.S. base in Jordan.
Key claims
- The United States acknowledged that Iran destroyed 8 F-15 aircraft and an A-10 Thunderbolt reconnaissance plane.
- The total damage to the aircraft is reported to exceed one billion dollars.
- Jordan claimed to have intercepted 18 out of 20 missiles fired by Iran during the attack.
Source limitations
- The article relies on statements from the United States and Jordan without independent verification.
- The damage assessment is reported by Fox News, which may reflect a specific perspective.
- There is no response from Iran regarding the claims made.
Reader takeaway
The U.S.
What remains unclear
- What specific evidence supports the claims of aircraft destruction?
- How will this incident affect U.S.-Iran relations moving forward?
- What measures will the U.S. take to enhance the defense of its bases in the region?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Khamiis 10, Sab 2026 {HMC} Mareykanka ayaa ugu dambeyn maanta qirtay 8 diyaaradood oo F-15 iyo diyaarad wax basaasta oo ah A-10 Thunderbolt inay burbur iyo waxyeelo adeegga ka saaray ka soo gaareen weerarkii habeen hore Iiraan ku qaaday saldhigga uu Mareykanku adeegsado ee ku yaal dalka Jordan, iyadoo isku darka qiimaha diyaaradaha ay waxyeeladu gaartay lagu sheegay inay ka badan tahay hal bilyan oo doolar, sida ay baahisay warbaahinta ku dhow Aqalka Cad ee Fox News oo xiganaysa saraakiil Mareykan ah.
Warbixintan ayaa sidoo kale waji gabax ku noqonaysa dawladda Jordan oo habeenkii weerarku dhacay sheegtay inay ka hortagtay 18 ka mid ah 20 gantaal oo Iiraan habeenkaa ku weerartay saldhigyada Mareykanka ee dalkaa ku yaal, halka ay Jordan sheegtay labada gantaal ee kale inay ku dhaceen meel bannaan, balse warbaahinta uusan indhaha ka qaadin Trump oo dhiniciisa u janjeerta ee Fox news ayaa hadda bannaanka soo dhigtay khasaaraha Mareykanka ka gaaray weerarka iyo sida ay Iiraan u awooday gantaaladeeda inay gaarsiiso goobaha ay yaalaan diyaaradaha , taasoo ka dhigan inay ka gudbisay nidaamyadii difaaca.
The post Mareykanka oo qirtay in Iiraan ay ka bur burisay 8 diyaaradood oo F-15 iyo diyaarad wax basaasta oo ah A-10 Thunderbolt appeared first on HMC Somalia News .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.