Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Maxamed Mursal iyo Shariif Xasan oo 10 qodob kasoo saaray xaaladda K/Galbeed
Muqdisho (Caasimada Online) – Gudoomiyaashii hore ee Barlamaanka Soomaaliy, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saaray xaaladda ka taagan Koonfur Galbeed oo ay weli ka taagan tahay xiisad u dhexeysa ciidamada dowladda iyo kuwa taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaas Cabdicasiis Lafta-gareen. Labada mas’uul ayaa shaaca ka

Reader briefing
Article context
What happened
- Maxamed Mursal and Shariif Xasan issued a peace statement regarding the situation in Koonfur Galbeed, expressing concern over ongoing tensions between government forces and supporters of the former administration. They called for an immediate cessation of hostilities and proposed ten points to address the conflict.
Key claims
- Maxamed Mursal and Shariif Xasan issued a peace statement regarding the situation in Koonfur Galbeed.
- They expressed concern over the security, political, and humanitarian situation in Koonfur Galbeed.
- They called for an immediate cessation of hostilities and urged for urgent dialogue.
- They proposed ten points to address the conflict in Koonfur Galbeed.
Source limitations
- The article does not include responses from the government or the opposing forces.
- Claims regarding the humanitarian situation are based solely on the statements of Mursal and Xasan.
- No independent verification of the situation in Koonfur Galbeed is provided.
Reader takeaway
The situation in Koonfur Galbeed remains tense, and calls for peace and dialogue are crucial to prevent further violence.
What remains unclear
- What specific actions will be taken to implement the proposed ten points?
- How will the government respond to the calls for dialogue?
- What is the current status of the conflict in Koonfur Galbeed?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho ( Caasimada Online) – Gudoomiyaashii hore ee Barlamaanka Soomaaliy, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta baaq nabadeed ka soo saaray xaaladda ka taagan Koonfur Galbeed oo ay weli ka taagan tahay xiisad u dhexeysa ciidamada dowladda iyo kuwa taabacsan madaxweynihii hore ee maamulkaas Cabdicasiis Lafta-gareen.
Labada mas’uul ayaa shaaca ka qaaday inay ka walaacsan yihiin xaaladda amni, midda siyaasadeed iyo bani’aadannimo ee ka taagan deegaannada Dowlad-Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxayna farriin u direen labada dhinac oo ay ka codsadeen inay joojiyaan dagaalka, ayna furaan wada-hadallo deg-deg ah, si looga hortago in mar kale uu dhiig ku daato Baydhaba.
Sidoo kale, waxa ay wax laga xumaado ku tilmaameen dhibaatooyinka soo gaaray shacabka oo ay ka mid yihiin dhimashada, dhaawaca, barakaca qoysaska iyo carqaladeynta nolosha iyo adeegyada kale ee bulshada.
“Shacabka Koonfur Galbeed waxay mudan yihiin nabad, amni iyo nolol sharaf leh, mana habboona inay noqdaan kuwa bixiya qiimaha khilaafaadka siyaasadeed,” ayay bayaankooda ku yiraahdeen Mursal iyo Shariif Xasan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.