Milatariga Talyaaniga oo tababaraya ciidamada Milatariga Soomaaliya
May 28(Jowhar)- Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jenaraal Sahal Cabdulahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa Xarunta Taliska Xoogga ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga oo uu wehlinayo Military Attaché-ga Dowladda Talyaaniga. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta u dhaxeysa CXDS iyo Ciidanka Dowladda Talyaaniga, gaar […]

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
May 28(Jowhar)- Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jenaraal Sahal Cabdulahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka ayaa Xarunta Taliska Xoogga ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga oo uu wehlinayo Military Attaché-ga Dowladda Talyaaniga.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga iyo wada shaqeynta u dhaxeysa CXDS iyo Ciidanka Dowladda Talyaaniga, gaar ahaan dhinacyada taageerada, tababarrada iyo horumarinta ciidamada.
Ugu dambeyn wafdiga Ka socday Dowladda Talyaaniga ayaa dhankooda uga mahadceliyay Taliska CXDS soo dhaweynta diirran iyo martiqaadka wanaagsan ee loo sameeyay, iyagoo muujiyay sida ay uga go’an tahay sii wadidda taageerada iyo wada shaqeynta kala dhaxeysa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Jowhar
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.