Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Mucaaradka oo dalbaday in dalka lagu celiyo hannaankii kumeelgaarka 2012
Golaha Mustaqbalka ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa ka dalbaday Beesha Caalamka in Soomaaliya… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Golaha Mustaqbalka ee ku mideysan yihiin Puntland, Jubaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee Muqdisho ayaa ka dalbaday Beesha Caalamka in Soomaaliya lagu celiyo hannaankii kumeelgaarka ee ay ka baxday 2012, islamarkaana talada dalka lagu wareejiyo gole KGM ah.
Golaha Mustaqbalka ayaa dalabkan ku sheegay warqad qoraal ah oo ay u direen Beesha Caalamka oo shir arrimaha Soomaaliya lagaga hadlayo uu uga socdo dalka Uganda.
Goluhu waxay ku eedeeyeen madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud in uu afduubay masiirkii dalka, isaga oo diiday in uu ku dhaqmo xeerarkii dalka u yaallay sida ay ku doodeen.
Goluhu waxa kale oo ay ugu baaqeen Beesha Caalamka in ciidamada nabad ilaalinta ee ay u soo dirayaan Soomaaliya ay shuruud uga dhigaan in marka hore la helo heshiis siyaasadeed.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.