Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Munaasabadda dabaal-degga sanad-guurada 49-aad ee xoriyadda Jabuuti oo lagu qabtay dalka Australia
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusay sanad-guurada 49-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa lagu qabtay magaalada Melbourne ee dalka Australia. Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Australia, xubno ka socday safaaradda Jabuuti, hoggaamiyeyaasha jaaliyadaha Soomaaliyeed iyo Jabuuti, ma

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusay sanad-guurada 49-aad ee ka soo wareegtay xornimada Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa lagu qabtay magaalada Melbourne ee dalka Australia.
Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Australia, xubno ka socday safaaradda Jabuuti, hoggaamiyeyaasha jaaliyadaha Soomaaliyeed iyo Jabuuti, marti sharaf kale, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool Melbourne.
Intii ay socotay xafladda, waxaa la jeediyay khudbado lagu bogaadiyay horumarka ay Jabuuti ka gaartay dhinacyada nabadda, dowlad-dhiska iyo horumarinta dhaqaalaha tan iyo markii ay xorriyadda qaadatay gumeystihii Faransiiska,iyadoo La adkeeyay muhiimadda ay leedahay sii xoojinta xiriirka walaaltinimo iyo iskaashiga ka dhexeeya dalalka Geeska Afrika, gaar ahaan Soomaaliya iyo Jabuuti.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.