Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)
Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo baxa cariga Boqortooyada Ingriiska ayaa warbixin uu ka qoray Muqdisho cinwaan uga dhigay: “Mogadishu no longer deserves its deadly reputation”. Waxaa la joogaa waqtigii sawirka Caalamku ka haysto Muqdisho is beddeli lahaa, Warbixintu waxay tilmaamaysaa isbeddel weyn oo dhinaca amniga ah, iyagoo u sababeeyay. 1. Kaamirooyinka […]

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo baxa cariga Boqortooyada Ingriiska ayaa warbixin uu ka qoray Muqdisho cinwaan uga dhigay: “Mogadishu no longer deserves its deadly reputation”.
Waxaa la joogaa waqtigii sawirka Caalamku ka haysto Muqdisho is beddeli lahaa, Warbixintu waxay tilmaamaysaa isbeddel weyn oo dhinaca amniga ah, iyagoo u sababeeyay.
1. Kaamirooyinka CCTV-ga oo magaalada lagu wada xiray.
2. Baraha Kontoroolada iyo hubinta Gaadiidka oo la casriyeeyay.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.