Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)
Madashu waxay iskugu keenaysaa mas’uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira qaybaha sida kaabayaasha, Ganacsiga, Beeraha, tamarta iyo Tiknoolajiyada. Masuuliyiinta Soomaalida ayaa muujiyay fursadaha sii kordhaya ee maalgashi ee dalka waxayna ku baaqeen iskaashi xooggan oo lala yeesho shirkadaha Shiin

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Madashu waxay iskugu keenaysaa mas’uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo hoggaamiyeyaasha ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan fursadaha ka jira qaybaha sida kaabayaasha, Ganacsiga, Beeraha, tamarta iyo Tiknoolajiyada.
Masuuliyiinta Soomaalida ayaa muujiyay fursadaha sii kordhaya ee maalgashi ee dalka waxayna ku baaqeen iskaashi xooggan oo lala yeesho shirkadaha Shiinaha, si loo taageero horumarinta dhaqaalaha, abuurista shaqooyinka, iyo koritaanka qaybta gaarka ah.
Wakiillada Shiinaha ayaa mar kale xaqiijiyay xiisahooda ku aaddan ballaarinta xiriirka Ganacsi ee Soomaaliya, waxayna hoosta ka xariiqeen in ganacsiyada labada dal ay u raadiyaan fursado cusub oo iskaashi.
Shirka ayaa imaanaya iyadoo Soomaaliya ay doonayso inay soo jiidato maalgashi shisheeye oo badan oo ah u fursado dhaqaalaha, kadib sanado ay jireen xasilooni-darro siyaasadeed iyo caqabado dhaqaale.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.