Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Muqdisho oo si weyn loogu daawaday ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka
Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala duwan oo magaalada ah si wadajir ah ugu daawadeen ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka. Dhallinyaro, qoysas iyo taageerayaal kubadda cagta ah ayaa isugu soo baxay goobihii lagu baahinayey ciyaarta, iyagoo muujinayey xiisaha iyo […]

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho ayaa xalay la kulantay jawi ciyaareed oo gaar ah, iyadoo kumannaan shacab ah ay goobo kala duwan oo magaalada ah si wadajir ah ugu daawadeen ciyaartii kama dambaysta ahayd ee Koobka Adduunka.
Dhallinyaro, qoysas iyo taageerayaal kubadda cagta ah ayaa isugu soo baxay goobihii lagu baahinayey ciyaarta, iyagoo muujinayey xiisaha iyo xamaasadda ay u qabaan kulanka ugu weyn kubadda cagta adduunka. Sacabka, farxadda iyo falcelinta taageerayaasha ayaa hareeyey goobihii daawashada.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.