NISA oo Muqdisho iyo nawaaxigeeda ku qabatay 11 xubnood oo lagu eedeeyay inay ka tirsanaayeen Shabaab
Muqdisho, 15 Sebteembar 2026 — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay burburisay shabakado ay ku eedeysay inay ka tirsanaayeen Shabaab kuwaas oo la sheegay in loo diyaariyay…
Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Original Somali report
Original sourceOriginal source text
Muqdisho, 15 Sebteembar 2026 — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay burburisay shabakado ay ku eedeysay inay ka tirsanaayeen Shabaab kuwaas oo la sheegay in loo diyaariyay inay si qarsoodi ah uga howlgalaan qaybo ka mid ah Muqdisho iyo nawaaxigeeda.
Sida lagu sheegay war kasoo baxay NISA, ciidamada ayaa howlgallo qorsheysan ka sameeyay Daarusalaam, Garasbaaley, Kaxda, Dayniile iyo Afgooye, iyadoo intii ay socdeen lagu qabtay 11 qof oo lagu tilmaamay inay ka tirsanaayeen shabakado kala duwan.
Hay’addu waxay sheegtay in dadka la qabtay loo diyaarinayay fulinta falal ay ku waxyeelleyn lahaayeen amniga iyo shacabka Soomaaliyeed.
Sidoo kale, howlgalada ayaa lagu qabtay hub iyo agab kale, kuwaas oo sida NISA sheegtay loo adeegsan lahaa fulinta qorshayaal amni-darro.
NISA ayaa sheegtay in howlgaladani ay qayb ka yihiin dadaallada joogtada ah ee hay’addu ku xoojinayso amniga caasimadda iyo ka hortagga qorshayaasha kooxaha hubeysan.
Context and open questions
Reader briefing
Article context
What happened
- NISA has arrested 11 individuals in Mogadishu and its surroundings, accused of being members of Al-Shabaab. The operations were conducted in various neighborhoods, and weapons were reportedly seized.
Key claims
- NISA has arrested 11 individuals in Mogadishu and its surroundings, accused of being members of Al-Shabaab.
- The operations were conducted in Daarusalaam, Garasbaaley, Kaxda, Dayniile, and Afgooye.
- NISA claims that the arrested individuals were preparing to carry out acts that would harm security and the Somali public.
- NISA reported that weapons and other materials were seized during the operations.
Source limitations
- The article relies solely on statements from NISA without independent verification.
- There is no response from the accused individuals or their representatives.
- Casualty figures and specific operational details are not independently confirmed.
Reader takeaway
NISA's operations highlight ongoing efforts to combat Al-Shabaab in Mogadishu.
What remains unclear
- What specific actions were the arrested individuals allegedly planning?
- What types of weapons and materials were seized during the operations?
- How does NISA plan to follow up on these arrests?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Why this story appears
This is a single source report from Warkasta’s monitored network. The source link remains available so you can read the publisher’s original context.
- Source count
- 1
- Sources used
- Goobjoog Somali
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Signals used: somalia · general · shabaab · nisa · inay
Keep reading
Live story thread
Open live story- Xuutiyiinta oo sheegtay inay la wareegeen jasiirado u dhow Geeska Afrika
Raxanreeb Online
- NISA oo qabatay Shabaab lagu diyaariyay Muqdisho
Caasimada Online
- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kulan ka dhacay dalka Muqdisho
Shabelle Media