Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland: Dagaal beeleed ka dhacay Sanaag
Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag. Dagaalkan oo daba socda… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Dagaal beeleed ayaa maanta markale ka dhacay deegaanka Laashimo oo hoostaga degmada Ceerigaabo ee gobolka Sanaag.
Dagaalkan oo daba socda dagaallo soo noqnoqday oo dhiig badan ku daatay ayaa wararku sheegayaan in uu sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, inkastoo aan weli si rasmi ah loo xaqiijin karin tirada.
Dagaalka ayaa ka dhacay, kaddib markii ay dowladda Puntland deegaankaaas ka soo qaaday ciidamo muddooyinkii dambe ku sugnaa oo ku dhexjiray maleeshiyaadka labada beelood.
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo maanta ka hadlay dagaalkan ayaa ugu baaqay labada beeleed in ay xabbadda joogaan oo nabada qaataan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.