Puntland: Gaadiid biyo kula tageen togga Buraan
Saddex gaari ayaa xalay biyo kula tageen togga Buraan ee mara deegaanka Ceeldaahir degmada Carmo ee gobolka Bari, kaas oo… Sii akhri
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Saddex gaari ayaa xalay biyo kula tageen togga Buraan ee mara deegaanka Ceeldaahir degmada Carmo ee gobolka Bari, kaas oo daadad ku rogmadeen.
Dadkii gaadiidkaas watay ayaa laga soo badbaadiy biyaha, kaddib markii ay gurmad u sameeyen dadka deegaanka iyo dad ku safrayay wadada oo ay ku jireen saraakiil ka tirsan Puntland.
Baabuurta ay biyuhu la tageen waxaa mid ka mid watay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada Puntand Col. Siciid Nuur Shire, sida uu warbaahinta u sheegay Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Karkaar Bashiir Nayn.
Isu socodka deegaannada Puntland ayaa xalay ilaa saaka weli u xiran togga Buraan oo ay ku soo rogmadeen daadad badan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.