Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland oo digniin adag u dirtay Galmudug
Puntland ayaa si adag uga digtay in saanad iyo ciidan lagu dhibaataynayo deegaannadeeda ay soo maraan garoomada iyo dhulka uu… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Puntland ayaa si adag uga digtay in saanad iyo ciidan lagu dhibaataynayo deegaannadeeda ay soo maraan garoomada iyo dhulka uu ka taliyo maamulka deriska la ah ee Galmudug.
War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu yiri “Puntland waxay ugu baaqaysaa Galmudug in ka waantoowdo in saanad ciidan iyo maleeshiyaad soo maraan garoomada iyo dhulka ay maamusho Galmudug, kuwaas oo looga dan leeyahay in lagu dhibaateeyo shacabka reer Puntland”.
Puntland ayaa fariinta ay u dirtay maamulka Galmudug ogaysiisay Beesha Caalamka, sida lagu xusay war-saxaafadeed.
Dhanka kale Puntland waxay sheegtay in ay jirn ciidan sharci ah oo la yiraahdo PSF oo ka tirsan ciidamadeeda difaaca iyo ciidan ka tirsan dowladda federaalka oo la howlgala.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.