Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland oo ka hadashay dagaalkii Laag
Puntland ayaa markii ugu horreysay war ka soo saartay dagaalkii ay shalay ciidamo ka tirsan PSF kula gashay deegaanka Laag… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Puntland ayaa markii ugu horreysay war ka soo saartay dagaalkii ay shalay ciidamo ka tirsan PSF kula gashay deegaanka Laag ee degmada Boosaaso.
War-saxaafadeed ka baxay Booliska ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Laag, islamarkaana ay soo afjareen koox lagu tilmaamay in ay muddooyinkii u dambe qalqal-gelin ka waday deegaannada Puntland.
Puntland waxay xustay in ay howlgalkaas ku qabatay gaadiid ciidan, hub noocyo kala duwan leh iyo tiro maxaabiis ah.
Sidoo kale waxay sheegtay in ay weli socdaan howlgallo lagu baadi-goobayo ciidamadii PSF ee xalay lugta kaga baxay deegaanka Laag.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.