Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland oo ku eedaysay DFS inay ciidamada u qoranayso qorshe doorasho.
Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysey sheegtay in qorshah ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda uu…

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysey sheegtay in qorshah ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda uu…
Xukuumadda Puntland ayaa markii ugu horreysey sheegtay in qorshah ciidamada federaalka ee laga qorayo deegaannadeeda uu xiriir la lee yahay qorshe siyaasadeed oo ku saabsan doorashada federaalka ee Soomaaliya.
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda amniga Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana , oo ku sugan gobolka Mudug , ayaa sheegay in ciidamada la qorayo ay ka dambeeyaan siyaasiyiin iyo shaqsiyaad xiriir dhow la leh Villa Somalia , kuwaas oo uu sheegay inay doonayaan inay saameyn ku yeeshaan doorashada xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee soo socota.
Dujaana ayaa sheegay in shaqsiyaadkaasi ay beelahooda ka qoranayaan ciidamo, si ay u muujiyaan awood iyo taageero, isla markaana ay ugu hirgeliyaan qorshaha doorasho ee Villa Somalia deegaannada ay ka soo jeedaan.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Horseed Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.