Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland oo la wareegtay ciidan beeleed
Wasiiro ka tirsan Puntland oo maalmahan ku sugnaa gobolka Mudug ayaa shalay beesha Nuux jibraahil kala wareegay ciidan beeled ku… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiiro ka tirsan Puntland oo maalmahan ku sugnaa gobolka Mudug ayaa shalay beesha Nuux jibraahil kala wareegay ciidan beeled ku sugnaa deegaanka Samasabdho.
Ciidankan oo gaarayay in ka badan 100 nin oo wata gaadiid dagaal ayaa wasiiradu sheegeen in hadda kaddib ay ka mid yihiin ciidamadda difaaca Puntland, islamarkaana ay mas’uuliyadooda qaadi doonto dowladda.
Ciidamadan waxaa la qarameeyay, xilli ciidamada Puntland ay mararka qaar ka cowdaan mushaar la’aan, taas oo sababta in ay xirtaan waddooyinka muhiimka ah.
Muddooyinkii u dambeeyay waxaa deegaannada Puntland ku soo badanayay ciidan beeleedyada, kuwaas oo qaarkood ku biireen dowladda federaalka Soomaaliya.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.