Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland oo qabatay agab ciidan oo ka soo galay dhanka Galmudug
Booliska gobalka Mudug ee Puntland ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay baabuur Noahah oo waday 250 tuute ah oo ka… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Booliska gobalka Mudug ee Puntland ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay baabuur Noahah oo waday 250 tuute ah oo ka soo baxay dhinaca Galmudug, sida lagu sheegay war ka soo baxay Booliska.
Booliska Puntland ma shaacin halka loo waday tuutahan, balse waxay tilmaameen in ay wadaan baaritaano lagu raadinayo cidkasta oo ku lug lahayd kala gudbinta agabkan ciidan.
Qabashadan agabkan ciidan waxay timid, xilli duleedyada magaalada Gaalkacyo ay degan qaar ka mid ah ciidamo sheegtay in ay ku biireen dowladda federaalka.
Dhinaca kale Booliska Gaalkacyo ayaa sheegay in ay xalay qabteen xubno ku eedeysan dilal ay ka geysteen gobolada kale Puntland, kuwaas oo howlgal ciidan lagu qabtay.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.