Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland oo soo afjartay dagaalkii laag
Ciidamada Puntland ayaa saaka la wareegay ilaa 8 gaari oo ay la haayeen ciidamada PSF, kuwaas oo shalay ka dagaalamay… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Ciidamada Puntland ayaa saaka la wareegay ilaa 8 gaari oo ay la haayeen ciidamada PSF, kuwaas oo shalay ka dagaalamay deegaanka Laag ee degmada Boosaaso.
Gaadiidka oo qoryihii laga furtay, hal askari oo meyd ah iyo labo kale dhaawac ah ayaa la sheegay in loogu tagay goobihii ay shalay ku sugnaayeen ciidamada PSF oo hadda ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya.
Qaar ka mid ah ciidamadii PSF waxaa la sheegay in ay xalay lug ku galeen magaalada Boosaaso, halka kuwa ay isu soo dhiibeen ciidamada Puntland, kaddib markii ay ilaa shalay go’doonsaayeen.
Weli waxaa xiran isu socodka gaadiidka oo kala taagan kantaroolka Boosaaso iyo deegaanka Kalabayr, kaddib markii ay shalay joojisay dowladda Puntland.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.