Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Puntland: Wararkii u dambeeyay ee xiisadda Laag
Weli waxaa deegaanka Laag ee degmada Boosaaso isku horfadhiya ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland iyo kuwa ka tirsan PSF, kuwaas… Sii akhri

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Weli waxaa deegaanka Laag ee degmada Boosaaso isku horfadhiya ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland iyo kuwa ka tirsan PSF, kuwaas oo saacadihii la soo dhaafay mararka qaar isweydaarsanay rasaas aan sababin khasaare.
Arrintan waxay sababtay in uu istaago isu socodka gaadiid isticmaalo wadda xiriirisa deegaannada Puntland, iyada oo aan wax gaadiid ah ka gudbayn inta u dhaxaysa kantaroolkii hore ee Boosaaso iyo deegaanka Kalabayr.
Waxgarad ka soo jeeda degmada Qardho ayaa hadda magaalada Garoowe kulan kula leh madaxweyne Deni, kaas oo looga hadlayo sidii xal looga gaari lahaa xiisadda Laag ee u dhaxaysa dowladda iyo PSF.
Xiisadda Laag waxay timid kaddib markii ciidamo ka tirsan daraawiishta Puntland oo halkaas degan ay diideen in ay gudbaan kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidmada PSF, kuwaas oo yimid magaalada Boosaaso.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Puntland Post
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.