Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
PUNTLAND: Wasiiro la kulmay odayaasha deegaanka Daarusalaam ee gobolka Mudug.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa safar shaqo ku…

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa safar shaqo ku…
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa safar shaqo ku tagay deegaanno ka tirsan gobolka Mudug, iyagoo kulan la qaatay odayaasha deegaanka Daarusalaam.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga deegaanka iyo sidii wax looga qaban lahaa baahiyaha horumarineed ee ka jira halkaasi. Qodobka ugu weyn ee laga wada hadlay waxaa ka mid ahaa dayactirka iyo horumarinta waddada isku xirta deegaanka Daarusalaam iyo degmada Bursaalax, taas oo muhiim u ah isu socodka bulshada iyo gaarsiinta adeegyada.
Masuuliyiinta ayaa ku boorriyay bulshada deegaanka inay sii xoojiyaan wada shaqeynta dhinaca amniga, isla markaana ay ka qeyb qaataan ilaalinta xasilloonida deegaanka. Waxay sidoo kale soo dhaweeyeen dib ugu soo laabashada dadka reer guuraaga ah ee u soo naqday deegaanka.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Horseed Media
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.