Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Qaramada Midoobay oo Boosaaso ku tilmaamay marin loo adeegsado Taageerada Kooxda RSF ee Colaada ka wado Dalka Suudaan.
Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Warbixin cusub oo ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa Boosaaso, oo ka tirsan Puntland Soomaaliya, ku sheegtay mid ka mid ah meelaha transit-ka ah ee ay adeegsadaan shabakado lagu taageero Ciidamada Gurmadka Degdegga ah ee Suudaan (RSF). Guddiga Madaxa-bannaan ee Xaqiiqo-raadinta Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan ayaa sheegay […] The post Qaramada M

Reader briefing
Article context
What happened
- The United Nations has reported that Bosaso is being used as a transit point for supporting the Rapid Support Forces (RSF) involved in the conflict in Sudan.
Key claims
- The United Nations has identified Bosaso as a transit point used to support the Rapid Support Forces (RSF) involved in the conflict in Sudan.
- The UN report states that private entities and intermediaries from countries including the UAE and Colombia have used transit locations in Bosaso.
- The report mentions that around 2,000 former Colombian soldiers have been registered as working with RSF using advanced military equipment.
Source limitations
- The article does not include responses from the Puntland administration regarding the allegations made by the UN.
- The claims are based on a UN report without independent verification.
- Details about the specific operations or the extent of support provided to RSF remain unclear.
Reader takeaway
The UN has raised serious concerns about the use of Bosaso as a transit point for military support to RSF in Sudan.
What remains unclear
- What specific actions will the Puntland administration take in response to the UN report?
- How will the international community address the allegations of support for RSF?
- What evidence supports the claims about the involvement of private entities from the UAE and Colombia?
Why it matters
The article does not provide enough independently verified detail to assess the specific significance of this event beyond what is reported.
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Jimco 4 Sep 2026 {HMC} Warbixin cusub oo ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa Boosaaso, oo ka tirsan Puntland Soomaaliya, ku sheegtay mid ka mid ah meelaha transit-ka ah ee ay adeegsadaan shabakado lagu taageero Ciidamada Gurmadka Degdegga ah ee Suudaan (RSF).
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xaqiiqo-raadinta Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan ayaa sheegay inuu helay sababo macquul ah oo lagu rumaysan karo in hay’ado gaar loo leeyahay, dhex-dhexaadiyayaal dhinaca saadka ah iyo shaqaaleysiiyeyaal ka hawlgala dalal ay ka mid yihiin Imaaraadka Carabta iyo Kolombiya ay isticmaaleen goobo transit ah oo ku yaalla Boosaaso, Chad iyo koonfur-bari Liibiya.
Sida warbixintu sheegtay, shabakadahaasi waxay fududeeyeen gaarsiinta shaqaale, tababar milatari, hub iyo taageero dhinaca saadka ah oo loo gudbinayay RSF.
Qaramada Midoobay waxay sidoo kale sheegtay inay diiwaangelisay ilaa 2,000 askari oo hore uga tirsanaa ciidamada Colombia, kuwaas oo sida warbixinta lagu sheegay la shaqeynayay cutubyo ka tirsan RSF, iyagoo adeegsanayay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, madaafiic iyo hub casri ah.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.