Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Qeylo-dhaan ka soo yeertay xaaladda Marinka Hormuz & Boqollaal maraakiib ah oo ku xaniban.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} xeebaha, sababo la xiriira dagaalka Iran, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan howlaha maraakiibta. Jimcihii, Ururka Caalamiga ah ee Badaha ee IMO, ayaa sheegay in 400 oo ah maraakiib shidaal sidda iyo 6,000 oo shaqaale maraakiib ah ay ku xanniban yihiin meelaha xeebaha ka baxsan tan iyo markii uu […] The post Qeylo-dhaan ka soo yeertay xaaladd

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Sabti, 29, August 2026 {HMC} xeebaha, sababo la xiriira dagaalka Iran, sida ay sheegtay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan howlaha maraakiibta.
Jimcihii, Ururka Caalamiga ah ee Badaha ee IMO, ayaa sheegay in 400 oo ah maraakiib shidaal sidda iyo 6,000 oo shaqaale maraakiib ah ay ku xanniban yihiin meelaha xeebaha ka baxsan tan iyo markii uu bilowday dagaalka Bariga Dhexe.
“Inkasta oo maraakiib iyo shaqaalahooduba ay awoodaan inay ka gudbaan xuduudda xeebaha, 400 oo markab iyo 6,000 oo shaqaale ah ayaan dhaqaaqin tan iyo markii dagaalku bilowday, sababo la xiriira walaacyo amni,” ayuu yiri Arsenio Dominguez, madaxa fulinta ee hay’adda.
Waxa uu xaaladda ka taagan Marinka Hormuz ku tilmaamay arrin “aan weli xal loo helin”.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Hiiraanweyn
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.