Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026
Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka The post Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026 first appeared on Radio Dalsan .

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka
Kabtanka xulka qaranka Spain, Rodri, ayaa loo caleemo saaray ciyaaryahanka ugu fiican Koobka Adduunka 2026, isagoo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball kadib markii uu Spain ku hoggaamiyay guushii 1-0 ee ay ka gaareen Argentina ee finalka tartanka .
Guulani waxay si weyn u muhiim u tahay sababtoo ah Rodri waxa uu ku soo laabtay heer sare kadib dhaawac culus oo ACL ah oo soo gaaray bishii Sebtembar 2024. Waxa uu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka, Horyaalka Yurub (Euros), Champions League, iyo Ballon d’Or, isagoo ku biiray halyeeyada Franz Beckenbauer, Gerd Muller, iyo Zinedine Zidane .
Rodri, oo 30 jir ah, waxa uu ciyaaray dhammaan sideedii kulan ee Spain intii tartanku socday, isagoo dhammeeyay 756 kudhis oo sax ah oo ah tirada ugu badan ee taariikhda Koobka Adduunka laga diiwaangeliyay tan iyo 1966 . Wuxuu kaloo dhammeeyay 122 kudhis oo khadka difaaca jebiyay, kaas oo ah tirada ugu badan tan iyo Xabi Alonso 2010 .
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Radio Dalsan
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.