Reading language
The original report is shown while a translation is prepared.
Shaqaalaha Rayidka Puntland: Maxay Dowladda Uga Aamusantahay Mushaaraadka Aan La Bixin?
Garoowe (WDN) — Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa wajahaya marxald aadaga taas oo ku aadan su’aal ah: maxay dowladda u bixin la’dahay mushaharaadkooda muddo todoba bilood ka maqan shaqaalaha , iyadoo kharashaad kale oo dowladeed ay weli socdaan? Shaqaalaha dowladda ayaa lagu soo waramayaa in aynan helin wax mushahar ah ilaa toddobo bilood, iyadoo dhibaatada... The post Shaqaalaha Rayidk

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Garoowe (WDN) — Shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa wajahaya marxald aadaga taas oo ku aadan su’aal ah: maxay dowladda u bixin la’dahay mushaharaadkooda muddo todoba bilood ka maqan shaqaalaha , iyadoo kharashaad kale oo dowladeed ay weli socdaan?
Shaqaalaha dowladda ayaa lagu soo waramayaa in aynan helin wax mushahar ah ilaa toddobo bilood, iyadoo dhibaatada dib-u-dhaca mushaaraadku la sheegay inay soo bilaabatay bishii Sebtembar, 2023. Muddo sannado ah, mushaaraad iyo xuquuqo shaqo oo kale ayaa ururayay, taas oo qoysas badan gelisay xaalad dhaqaale oo adag.
Waxa markii hore ahaa dib-u-dhac mushaar ayaa isu beddelay dhibaato daba dheeraatay, taas oo su’aal gelinaysa awoodda iyo waajibaadka dowladda ee ah inay si joogto ah u daryeesho shaqaalaha hay’adaha dowliga ah.
Su’aasha shaqaaluhu qabaan waa mid cad: “Mushaarkayagii xaggee ayuu jiraa, maxaase loo bixin waayay?”
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Wardheer News
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.